Xil ka qaadis lagu sameeyay Cali Ibraahim Shaameey iyo Sababta keentay (Akhriso)

Wasiirka wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa xilka ka qaaday Mudane Cali Ibraahim Shaameey oo ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda isla markaana Xubin uga mid ah Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Guddiga Isgaarsiinta Qaranka. Qoraalkan ka soo baxay xafiiska Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa … Continue reading Xil ka qaadis lagu sameeyay Cali Ibraahim Shaameey iyo Sababta keentay (Akhriso)